Amniga Magaalooyinka dalka Kenya oo si weyn loo xoojiyey

Amniga magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya ayaa si weyn loo xoojiyey, iyadoo saraakiishu sheegeen inay hayaan xogta weerar argagexiso oo ay qorsheynayaan  Al-shabaab inta lagu guda jiro maalmaha ciida Kirismiska iyo dhalashada sanadka cusub. Boolis si xoog leh u hubeysan ah ayaa la dhigay magaalooyinka dalka, kuwaasoo heegan buuxa la geliyay, maadaama sanadka cusub uu … Continue reading Amniga Magaalooyinka dalka Kenya oo si weyn loo xoojiyey